+252 90 7798232 Alminhaaj@minhaaj.com

 

Shirweynahaan oo ah kii 7aad oo sanadwalba bishaan oo kale laqabto ayaa ah mid golayaasha Mu’Asasada iyo Culimadu kukala warqaataan islamarkaana laysku dhaafsado Aa’raa muhiim u ah Iyo habsami usocodka dacwada iyo sidii Umada loo gaarsiin lahaa wadada liibanta islamarkaana looga badbaadin lahaa dhibta aakhiro iyo tan aduun .

Shirkaan waxaa kasoo qayb galay wufuud iskaga timid dhamaan gobolada puntland kuwaas oo sidii caadada u ahaa martiqaad ka heshay Xafiiska guud ee Mu’asasada Al-Minhaaj waxaa kale oo shirweynahaan goob joog ka ahaa Culima kamid ah Culimada Ugu Magaca dheer Somali Sida

  • Sh Daahir Aw Cabdi Aw Yuusuf
  • Sh Cabdi Naasir Xaaji Axmed
  • Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf
  • Sh Suldaan Cabdiqani Qorane Maxamed
  • Sh C/waaxid Xaashi
  • Sh C/raxmaan Bukhaari
  • Sh Axmed Cabdi Samad .

Intaaskadib waxaa lasoo bandhigay waxqabadii gobolada  sida .

  • Waxqabadka Mu’asasada Guud
  • Waxqabadka Gobolka bari
  • Waxqabadka Gobolka Mudug
  • Waxqabadka Gobolka Sanaag
  • Waxqabadka Gobolka Nugaal

Waxaana intaas Dheereed Qorshaha Xafiiska Guud Ee Iclaamka Minhaaj oo isna soo bandhigay waxqabadkiisa Mudadii Koobnayd ee uu xilka hayay .

Ugu danbayn waxaa lagu soo afmeeray talooinMuhiim ah oo ay soojeedsheen Martidii lagu Casumay Shirweynaha .

Nuur Jaamac Aadan Xafiiska Warbaahinta Nugaal

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com