+252 90 7798232 Alminhaaj@minhaaj.com

Nadwo Sanadeedkii 13aad ee degmada Carmo ayaa la soo gabagabeeyay.

Nadwada degmada Carmo oo ciwaankeeduna ahaa الإستقامة على الطاعة أسباب ووسائل ayaa lagu soo gabagabeeyay degmadaas. waxaa ka qayb qaatay culumo kala duwan oo ay kamid ahaayeen:-

1- Sh. Daahir Aw Cabdi

2- Sh. Axmed Daahir Aw Xasan

3- Sh. Axmed Xasan

4- Sh. Maxamed Axmed Farax ( Dabiix)

5- Sh. Dr. Maxamuud Sheekh Cusmaan ( Diyeeshe)

Nadwada ayaa iskugu jirtay qaybo kala duwan sida : Safaro dacwo , tababaro , kulamo , dacwo shaaric iyo Fatwooyin.

bulshada degmadaas ayaa aad uga soo qayb gashay nadwadaas.

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com