+252 90 7798232 Alminhaaj@minhaaj.com

Dr sheekh Cabdinuur Maxamed Maxamuud oo ku geeryooday dalka Norway ayay Mu’asasada Al-minhaaj uga tacsiyaysay Ummadda Islaamkaa gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Sheekha ayaa kamid ahaa Hogaamiyaasha Dacwada Dalka Norway iyo Guud ahaan dalalka Iskaandineefiyaanka waxa uuna qayb ka ahaa Mu’asada dacwada iyo hormarinta ee EMA.

Alle ha u naxariisto.

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com