+252 90 7798232 Alminhaaj@minhaaj.com

About

UJEEDOOYINKA MU’ASASADA:

  • Faafinta diinta iyo dhaqanka islaamka
  • Ka shaqaynta hormarinta qaybaha kala duwan ee bulshada
  • Dhiiragalinta walaalnimada iyo ka fogaanta wax walba oo kala tafaraaruq keenaya

 

FARIINTA MU’ASASADA:

Fariinta ay xambaarsan tahay shaqada mu’asasada Al-minhaaj waa hagaajinta xiriirka ka dhaxeeya adoonka iyo Rabbigiis , xiriirka ka dhaxeeya Adoonka iyo walaalihiis iyo hormarinta xaaladaha nololeed ee bulshada iyada oo la adeegsanayo bixinta adeegyo caafimaad , bixinta biyo nadiif ah, waxbarasho , dalag abuur iyo xoolo dhaqasho.

ARAGTIDA MU’ASASADA:

Aragtida ay filayso mu’asasada Al-minhaaj waa helitaanka bulsho uu hogaaminayo dhaqanka islaamka gaarayna hormar waxbarasho , caafimaad iyo wax soo saarba.

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com