+252 90 7798232 Alminhaaj@minhaaj.com
Kulan Lagu Hormarinayo Dacwada Gobalka Mudug

Kulan Lagu Hormarinayo Dacwada Gobalka Mudug

Gaalkacyo:-  Kulan lagu hormariyo dacwada Gobalka Mudug ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo ku dhexmaray masuuliyiinta laba Mu’asaso ee Alminhaaj Mudug Iyo Safa Mudug. Kulanka dhexmaray masuuliyiinta laba mu’asaso ee Al minhaaj Mudug Iyo Safa Mudug ayaa waxaa soo qaban...
Shirweynihii 7-aad ee Mu’asasada Al-minhaaj

Shirweynihii 7-aad ee Mu’asasada Al-minhaaj

  Shirweynahaan oo ah kii 7aad oo sanadwalba bishaan oo kale laqabto ayaa ah mid golayaasha Mu’Asasada iyo Culimadu kukala warqaataan islamarkaana laysku dhaafsado Aa’raa muhiim u ah Iyo habsami usocodka dacwada iyo sidii Umada loo gaarsiin lahaa wadada...
Kulan Balaaran oo ka dhacay mudug.

Kulan Balaaran oo ka dhacay mudug.

  Gaalkacyo:-Kulan looga hadlayay Dardargelinta Dacwada Gobalka Mudug ayaa xalay waxa uu ka dhacay Xafiiska Mu’asasada Al Minhaaj Mudug Ee Magaalada Gaalkacyo. Kulankan oo ay kasoo qeybgaleen Xubna ka socday Golaha Shuruuda Mu’asasada Al Minhaaj Mudug oo uu...
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com