by admin1 | Jul 25, 2019 | maqaallo
Maqaal uu ku qoray Guddomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika Dr Adan Sheekhdoon Bartiisa Facebuuga oo ku soo aaday xilli la xiray Guddigii ka shaqaynayay wadada bartamaha magaalada oo ay ku jiraan culumo magac iyo maamuus ku leh bulshada soomaaliyeed ayaa sidaan u qornaa....
by admin | Sep 6, 2017 | maqaallo, News
1) In la xoojiyo dawladnimada iyo qaanuunku inay sareeyaan, maxaa yeelay qaybo badan oo dadkaas kamid ihi dhibaataynta umadda way u bareereen. 2) Cidii umadda hoggaan iyo maamul u sheegata, waxaa waajib ku ah inay xil wayn iska saaraan waxkaqabadka dadka sharcidarada...
by admin | Sep 5, 2017 | maqaallo
Waa abbaare labadii kun iyo dhawrkii, waxaan arday ka ahaa khurtuum Suudaan, wuxuu Maraykanku weeraray Afgaanistaan, wuxuuna meesha ka saaray dawladii Daalibaan oo aadka loo jeclaa. Waxaa is badalay jawiga wadankii aan joogay oo cirka isku shareeray, kacdoonkuna wuxuu...
by admin | Apr 19, 2017 | maqaallo, News, Waxqabad
waxaa caawa gashay habeenkeedii afaraad nadwo cilmiyeedii diiniga ahayd ee ka socotay magaalada Boosaaso, gaar ahaan masjidka wayn ee Al-rowda. Darsiga caawa ee nadwada ayaa cinwaan kiisu ahaa “ Ilaalinta Midnimada Ummadda iyo Nidaamka Waa Waajib diini ah”, waxaana...
by admin | Apr 14, 2017 | maqaallo, News
HORUDHAC بسم الله الرحمن الرحيم. الحمد لله وكفى والصلاة والسلام على رسوله الأمين وعلى آله وصحبه أجمعين.. Allaah Weynaaye, waxaa Sunnadiisa ka mid ah inuu Rusul usoo diro Aadanaha si looga badbaadiyo inay ka dhumaan dariiqiisa saxda ah, kuwaasoo fara wixii Allaah...
by admin | Feb 13, 2017 | maqaallo, News
Waxaan ugu horrayn eegaynaa sababaha daakhiliga ah oo labo qaybood kala ah: in laga waayo waxqabadkii laga filayey ama ay balanqaadeen ama masuuliyadooda shaqo ahayd iyo inay galaan gafaf waaweyn oo aan meekhaankooda u qalmin ama aan marna laga filaneyn. Qeybta 1aad:...