Daawo War Murtiyeedkii Laga Soo saaray Nadwadii 10aad Ee Kasocotay Masjidka Al-Huda GaroweBayaanka Culimadu kasoo saartay Nadwo Cilmiyeedkii 10aad ee kasocotay Garowe Gaar ahaan Masjidka Alhuda.Dhagayso.Waxaa Akhrinaya Sh Maxamed Cabdulahi Cabdulle
Posted by مؤسّسة المنهاج للدّعوة والتنمية on Tuesday, 16 July 2019

Nadwadii Carmo oo la soo Gabagabeeyay
Nadwo Sanadeedkii 13aad ee degmada Carmo ayaa la soo gabagabeeyay. Nadwada degmada Carmo oo ciwaankeeduna ahaa الإستقامة على الطاعة أسباب ووسائل ayaa lagu soo gabagabeeyay degmadaas. waxaa ka qayb qaatay culumo kala duwan oo ay kamid ahaayeen:- 1- Sh. Daahir Aw Cabdi...
Tacsi : Geerida Dr Sheekh Cabdinuur Maxamed Maxamuud oo ay ka tacsiyaysay Mu’asasada Al-minhaaj
Dr sheekh Cabdinuur Maxamed Maxamuud oo ku geeryooday dalka Norway ayay Mu’asasada Al-minhaaj uga tacsiyaysay Ummadda Islaamkaa gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Sheekha ayaa kamid ahaa Hogaamiyaasha Dacwada Dalka Norway iyo Guud ahaan dalalka...
Shirweynihii 7-aad ee Mu’asasada Al-minhaaj
Shirweynahaan oo ah kii 7aad oo sanadwalba bishaan oo kale laqabto ayaa ah mid golayaasha Mu’Asasada iyo Culimadu kukala warqaataan islamarkaana laysku dhaafsado Aa’raa muhiim u ah Iyo habsami usocodka dacwada iyo sidii Umada loo gaarsiin lahaa wadada...
Shir waynaha 4aad ee dallada ardayda ka baxday macaahidda Sharcigaa
Gaalkacyo:Gudoomiyaha muasasada Al Minhaaj Mudug ayaa ka qayb galay furitaanka shir waynaha 4aad ee dallada ardayda ka baxday macaahidda kaasoo sanadkan Lagu qabanayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug. kulan waynihii Afraad ee Daladda Ardayda ka baxday...