+252 90 7798232 Alminhaaj@minhaaj.com

NEWS UPDATES

Shirweynihii 7-aad ee Mu’asasada Al-minhaaj

Shirweynihii 7-aad ee Mu’asasada Al-minhaaj

  Shirweynahaan oo ah kii 7aad oo sanadwalba bishaan oo kale laqabto ayaa ah mid golayaasha Mu'Asasada iyo Culimadu kukala warqaataan islamarkaana laysku dhaafsado Aa’raa muhiim u ah Iyo habsami usocodka dacwada iyo sidii Umada loo gaarsiin lahaa wadada liibanta...

read more
Mu’asasada Al Minhaaj Mudug oo Tababar ku qabatay Galkio.

Mu’asasada Al Minhaaj Mudug oo Tababar ku qabatay Galkio.

  Gaalkacyo:- Mu’asasada Al Minhaaj Mudug ayaa xalay Magaalada Gaalkacyo ka bilowday Dawro loogu talagalay qeybaha kala duwan Bulshada taasoo sare loogu qaadayo Aqoontooda. Dawradan oo soconeysa mudo seddex cesho ayaa waxaa bixinayay Dr Shaafici oo ah Maamulaha...

read more
Kulan Balaaran oo ka dhacay mudug.

Kulan Balaaran oo ka dhacay mudug.

  Gaalkacyo:-Kulan looga hadlayay Dardargelinta Dacwada Gobalka Mudug ayaa xalay waxa uu ka dhacay Xafiiska Mu’asasada Al Minhaaj Mudug Ee Magaalada Gaalkacyo. Kulankan oo ay kasoo qeybgaleen Xubna ka socday Golaha Shuruuda Mu’asasada Al Minhaaj Mudug oo uu...

read more
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com